Taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabad Sugida Galmudug oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay taliye kuxigeenkii ciidanka nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka qeybta Galmudug Cabdiraxmaan Faarax Geelle (Beer). Dilka taliyahan katirsanaa ciidanka Nabad Sugida ayaa wararku sheegayaan in uu fuliyay askari o katirsanaa ciidanka dowladda, waxaana dilkan la sheegay in uu salka ku hayay khilaaf … Continue reading Taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabad Sugida Galmudug oo la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya